War-Saxaafadeed laga soo saaray Shir looga hadlay Hogaan xumida ka jirta Hirshabeelle (Daawo Sawirada)

Muqdisho, Agoosto 16, 2018—Shirkaan oo ay ka soo qeyb-galeen Bulshada qeybaheeda kala duwan sida Aqoonyahanada,Dhalinyarada,Siyaasiyiinta,Odoyaasha iyo Haweenka ayaa looga hadlay Hogaan xumida,Dayaca iyo Musuqa ka jira Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay Beesha Baadicadde ayaa sheegtay in Mustaqbalka Hirshabeelle aan lagu aamini karin Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa Cali Cabdullaahi Xuseen … Continue reading War-Saxaafadeed laga soo saaray Shir looga hadlay Hogaan xumida ka jirta Hirshabeelle (Daawo Sawirada)